Masuul kamid noqday dadkii ku dhintay Weerarkii lagu qaaday xarunta maamulka Gobolka Banaadir

Weerar isugu jiray qarax ismiidaamin iyo mid toos ah ayaa maanta lagu qaaday xarunta dowladda hoose ee Xamar, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab iyo shaqaale dowladeed. Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in weerarka ka dhacay xarunta gobolka Banaadir ku dhinteen shan qof oo shacab, mana sheegin dowladda … Continue reading Masuul kamid noqday dadkii ku dhintay Weerarkii lagu qaaday xarunta maamulka Gobolka Banaadir